Allah haydanka ajar siyo
Waxay jirtaa sadex cisho app kan markaan arkay waxaan allah uga baryayaa in ay abid ku waarto lagana aflaxo waana app kii ugu horaysay ee aad moodo in aan anigu samaystay sida loo fududeeye racashada dhegaysiga iyo tafsiirkaba